afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:57 am | Posted by

Daawo+Sawirro:Hordhaca Sida Looga Ciiday Magaalada Buuhoodle

Waxaa Maanta Si weyn looga Ciiday Gobolada Dalka Soomaaliya iyo guud ahaan Caalamka Islaamka iyagoona dadku ay aad ugu faraxsanaayeen farxada iyo Damaashaadka Ciida.

Magaalada Buuhoodle ayaa kamid ah Goobaha sida aadka ah Maanta looga ciiday iyadoona Dadweynaha Reer Buuhoodle saakay salaada Ciida kuwada tukaaeen Masaajiida Waa weyn iyo Barxado Waa weyn ee Magaalada kuyaala.

Shacabka ayaa ah Maanta kuwa aad u faraxsan misna iskaga hambalyeenaya farxada Ciida iskuguna hambalyeenana Ciid Wanagasan ,Ciid Mubaarak iyo Ereyo kale eek u dheehantahay farxada Ciida

Goor Dhow Haka Fogaan Shabakada afbakayle.com waxaan idin soogudbin doonaa Sawirada Ciida Ee magaalooyinka Laascaanood,Ceerigaabo iy Guud ahaan dalka Intiisa Kale  sida Looga Ciiday

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM