DAAWO+SAWIRRO”Taleex oo si wayn looga Ciiday Munaasabadda Ciidul Fidriga iyo Madaxda Khatumo oo shacabka Taleex La Ciiday.
Munaaasabadda Ciidul Fidriga Ayaa si wayn looga Ciiday Caasimadda Maamulka Khaatumo ee taleex,waxaana Shacabka Reer Taleex kala Qayb galay Tukashadda Salaada Ciida Madaxda Maamulka Khaatumo oo ay amid ahaayeen Golaha Madaxtooyada Khatumo iyo Glaha Wasiirada Khatumo.
Waxaa Madashan kasoo qqayb galay Dadwayne aad u Tiro Badan iyo Culimadda Deegaanka,waxaaana Munaasabadan ka hadlay madada khaatumo iyo Culimada Diinta ee Deegaanka,waxaana dhamaan ay ka hadleen bishii barakaysneynd ee ramadaan ee lasoo dhaafay waxayna shacabka Somaliyeed ugu hambalyeeyeen Munasabada Ciida
Goor Dhow Daawo Video.
DAAWO SAWIRRO
Maxamed Cismaan C/nuur
Taleex.





eid mubaarik all dhul mahante ,where ever you are ,halkaasna dad badan baan ku arkayaa oo ah dad magac ku leh dhul mahante dhexdiisa , oo uu ka mid yahay , cali khasaare , ninkii beesha go doomiyey ee qayrkeed ka reebay , oo cid lada taagay maanta
aniga
habaarkaaga hoostaada la hel bi idni laahe
salaamu calykum
maasha allaaaaah illaahay guusha hana siiyo
eid wanaagsan all reer khaatumo kheyr