afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:49 pm | Posted by

Daawo+Sawiro:Goormaa kuugu Dambeysay Hogaamiye Sheekh Xasan Daahir Aweys Xaguusa Xiligan kusugan yahay ?(Daawo Sawirada)

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ah Hogaamiye sare oo katirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa mudooyinkan kabaxay Saaxada kadib markii warkiisa la wayaya meel uu joogana la waayay.

Maalintii shalay ayuuna Sheekh Xasan kasoo dhax muuqday Boqolaal qof oo ku dukanaysay Salaada Ciida Barxad Weyn oo kutaala Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Sheekh Xasan Daahir oo qudbad u jeediyay Boqolaal Dadweyne oo Reer Baraawe ah ayaa sheegay in Dagaalka iyo Jihaadka ay wadaan aysan marnaba joojin doonin ilaa ay Dalka kasaaraan Ciidamada Dowlada KMG ee Soomaaliya iyo Ciidamada Shisheeye.

Sheekha Waxa uu kale uu carabka ku adkeeyay hadafka Al-Shabaab in uu yahay in ay Diinta Islkaamka ku maamulaan Gayiga Soomaaliya ilaa ay arintaasi ka hergalin ayaan ay Dagaalada Wadi doonaan.

Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ayaa hadalkiisa iyo Muuqiisa la waayay tan iyo waxii ka dambeeyay mar ay soo baxeen Warar ku aadanaa in Sheekh uu damacsan yahay in uu isku soo dhiibo Dowlada KMG ee Soomaaliya balse warkaasi markii dambe Been noqday.



Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM