afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:02 am | Posted by

DAAWO+SAWIRRO:Dagaalyahanada Al-Shabaab oo Dhoolo Tus kusoo Bandhigay sida ay Fardaha ugu Dagaalami karaan

Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ayaa shalay dhoolo Tus fardo kaxeyn ah kasameeyay Magaalada Ceel Buur ee Gobolka Galgaduud kadib markii shalay la Dukaday Salaada Ciida .

Dagaalyahanadan oo ahaa kuwa si gaar ah u bartay Fardo fuulka ayaa kusoo wareegay Magaalada iyaga oo fardo qurux badan oo ubaxyo lagu xardhay korka ka saran.

Dagaalyahanada waxa ay sheegeen in dhan walbo ku dagaalami karaan ayna yaqaanaan Fardo ku dagaalka hadii ay timaado artintasai Tiknikana ay meesha ka baxdo.





Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM