afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:57 pm | Posted by

Deg Deg: Dhaarintii Barlamaanka oo lasoo gaba gabeeyay iyo Gudoomiye KMG ah oo la doortay

Waxaa Goordhow lagu soo gaba gabeeyay Garoonak diyaaradaha ee Magaaladda Muqdisho dhaarinta Xildhibaano gaaraya ilaa 220 Mudane kuwaas oo dhawaan ay soo xuleen Odayaasha beelaha.

Xildhibaanada ayaa loo dhaariyay qeyb qeyb iyadoona ay goobta kusugnaayeen madaxda dowlada KMG Soomaaliya, iyo Ergayga gaarka ah ee QM uqaabilsan Soomaaliya Mahiga.

Mudanayaasha la dhaariyay ayaa waxaa kamid ah Shariif Xasan Sh Aadan iyo Ra;isul Wasaare Dr Gaas, Waxaana ay Xildhibaanada doorteen Gudoomiyaha KMG ah ee Xildhibaanada.

Mid kamid ah Goob joogayaasha goobtaas ayaa soo sheegaya in Xilkaas loo doortay Gen Muuse Xasan oo ahaa ninka ugu da’da weyn Xildhibaanada dowlada ee dhawaan lasoo doortay waxaana da’diisa ay tahay 72 sano.

Waxaan Goobtaas kahadlay Qaar kamid ah Madaxda Dawlada Oo uu kamid yahay Madax waynaha Somaliya sheekh Shariif, Iyo Mahiga, Gudoomiyaha Barlamaanka ee KMG ah iyo Xubnaha kale.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM