afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:20 pm | Posted by

DHAGAYSO: Khudbadii Madaxweyne Sh Shariif uu ka jeediyay gaba gabadii Dhaarinta Xildhibaanadda

Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa soo xiray kulankii lagu dhaarinayay Xildhibaanada Cusub ee dowlada Soomaaliya.

Waxaa uu soo dhaweeyay in maanta laga baxay Xaaladda KMG, Soomaaliyana ay yeelato dowlad qaran, isagoo sheegay in arintan waqti adag loo soo maary.

Madaxweynaha dowlada KMG Waxaa uu sheegay in uu rajaynayo in talaabada ugu horeeya ee Xildhibaanada ay noqon doonto soo doorashada Gudoomiye barlamaan kadibna loo sii gudbi doorasho madaxweyne.

Halkan Kadhagayso Qudbadii Shariif Ee uu jadiyay Goobta

 

Goor dhow naga Filo Dhamaan Masuuliyiintaa Kahadlay Goobtaas Qud Bada Hooda 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM