afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:58 pm | Posted by

War Dag dag Ah:Saraakiisha Maleeshiyadka SSDF Iyo SNM Oo Kulan Ku Qatay Hig-lada(muxu Ku Sab Sanaa)

Warar Naga soogaadhay Deegaanka Higlada Oo katirsan Gobolka sool ayaa sheegay Labadii Ciidan Ee maleshiyada SNM iyo Maleeshiyaad ka Faroole ee Dhawaanahan Kulala suganaa Deegaanka Gabmabadhe iyo Tukaraq ay Galabta Halka Loo yaqaano Higlada Oo udhaxaysa Deegaanka Tukaraq iyo Gmabadhe ay kulan ku yeesheen Qaar kamid ah Saraakisha Labada Maamul.

Sida ay kusoo warmayaan qaar kamid ah Dadka Deegaanka ay sheegay in ay maanta Galab nimad kii ay arkeen Laba ciidan iyo waliba Madax kala socota Maamulada Puntland iyo Somaliland ay ku shireen Goob magaalada higalada aan waxba ka fogayn.
Kulanka ay maanta ku yeesheen Deegaanka Higlada Maamulada lamagac baxay Somaliland iyo Puntland ayaa lagu soo waramayaa inuu Kusaabsanaa Sidii Deegaanka Tukaraq loogu wareejin lahaa maamulka SNM islamarkaana uu faarujinlahaa maamulka Faroole islamarkaan Maleshiyaad ka faroole oo gaynlahaa Magaalada Garowe.

Sidoo kale kulanka ayaan ka madhnayn Hagar daamada Ay Kawadaan Ciidamada Maamulada somaliland iyo fara galinta Dhulka khaatumo,

Sikastaaba ha ahaate kulanka ayaa salka kuhaya kadib markii Ciidamada Faroole iyo SNM ay halmar duulaan kusoo wada Qaadeen magaalada Tukaraq Oo katisan Deegaanada Khaatumo Halkaas ay kusugnayeen Ciidamada Maamulka Khaatumo.

Hadaba Maxaa Lagudboon Ciimada Iyo Shacab Waynaha Maamulka Khaatumo ee sida gardarada ah Ee badheedhka ay labadaas Maamul Ugu soo wada Duuleen.

Fu,aad Karaama
Garowe
Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

3 Comments for “War Dag dag Ah:Saraakiisha Maleeshiyadka SSDF Iyo SNM Oo Kulan Ku Qatay Hig-lada(muxu Ku Sab Sanaa)”

  1. Caro Waynaa
    August 21, 2012 - 12:33 am

    xildhibaanadii markii la idiinka adkaaday miyaad waydeen wax kalaad dadka ka gadaan

    ceeeb waynaaa

    Reply
  2. M.H.Buraleh
    August 21, 2012 - 2:45 am

    Kibir ninkiis dulmi buu ku sii xambaaraa,waana caado Iblays. Colaadda daalimku way furantahay ummadda ama ruux muslimka ah quus waa ka reebantahay.
    Ku cibro qaado Ugaadhan iyo Libaxyadan herdanka dhex maray iyo sida mintidka guusho u raacday.

    Reply
  3. M.H.Buraleh
    August 21, 2012 - 2:46 am

    Waa kan youtube-kii Ugaadha iyo Libaaxyada.http://theislamicworkplace.com/2007/12/29/why-a-muslim-should-never-give-up-lessons-from-nature/

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM