afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:33 pm | Posted by

Daawo Sawirada:-Al-shabaab Oo Barnaamujyo Layab Leh ugu qabatay dadweynaha Kismaanyo garoomada Magaladasi

al-shabaab aya soo bandhigtay barnaamuj Loogu dabal degayo Ciida Oo Ay abaal marino kala duwan ay ku soo bandhigaysey.

waxa sawiradani sida ka muqda ay dadkani dhigayeen ciyaaro kala duwan oo ay ka mid tahay inay xadhkaaha ciyaraan iyo inay afka ku qabtaan Ukunta Digaaga.

waxana abaal marino la gudoon siyey Sida ay ugakala galeen kaalimada ugu sareeya Iyo Kuwa Ugu hooseyaa,waxana Goobta ku sugnaa sarakiil al-shabaab ah.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

2 Comments for “Daawo Sawirada:-Al-shabaab Oo Barnaamujyo Layab Leh ugu qabatay dadweynaha Kismaanyo garoomada Magaladasi”

  1. Kalabaydh Girl
    August 21, 2012 - 9:33 pm

    rabbiyow shabaab umada ka qabo waa qoom naloo soo diray kuwani

    Reply
  2. cabdiburhaan
    August 21, 2012 - 10:18 pm

    allaha cadaabtii ku fogeeyo qawaarijta alshabab alshaydaan

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM