DHAGAYSO:Qaar kamid ah Odayaasha iyo Dhalinyarada Laascaanood Oo Saaka Xabsiyada Magadalaas Laga buuxiyay (Maxay Tahay sababtu)
Wararka Naga soogaadhaya Magaalada laascaanood Ee xarunta Gobolka sool ayaa sheegay Ciidamada Booliska Ee maleshiyada Somaliland ay Saaka Ilaa xalay Xabsiyada Kabuuxiyeen Qaarkamid Shacabka Laascaanood, kuwaas oo ubadan Qaarkamid ad Odayaasha Dhaqanka Iyo Waliba Dhalinyarada Laascaanood.
Dadka ay maanta xidh xidheen Cidamada Maamulka Lamagac baxay Somaliland ayaa ay kaso qabqabteen Guryahooda iyo Goobaha ay kuganac sanayeen iyagoo Xalay sqadii dhexe ay ugu Dhaceen Guryahoda halkaasoo ay u gaysteen Falal Isugu Jira Jir dil iyo Handadaad
Wararka xog hoose oo aan kahelayno Qaar ku dhow dhow maleshiyada somaliland ayaa sheegaya in xadhiga adayaasha loo aaneenayo inay taageereen dawlada Cusub ee soomaaliya,
Xadhigan maanta loogaystay Odayaashan iyo Ardaydan Kuxidhan Jeelka laascaanood ayaa kamid xasuuqa iy xad gudubka ay kuhayaan ciidamada isaaq iyo daba Qoodhida Ushaqaysa Maamulka silaanyo.
Xiligan maanta Xabsiyada laascaanood Lootaxabay qaar kamid ah waxgaradka magaalada laascaanood ayay Kusoo adaysaa Xili hore Jeelka Wayn Ee magaalada laascaanood Uu laciirciiray Dad shacab ah oo dhawanahan laga qabqabtay Magaalada laascaanood kuwasoo kasoo jeeda Deegaanada Khaatumo.
Halkan Ka Dhagasyo xadhiga Dadkaas Iyo sababah Loo xidhay
Fu,aad Karaama
Laascaanood
Afbakaylenews@gmail.com
Qirasho wadad shaqyn SNM,SSDF hoose ka akhriso,kuna talo gooso
http://waaheen.com/?p=44994