afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:56 am | Posted by

War Dag dag ah Maleshiyo Kasoojeda Beesha Sacad Yoonis Oo nin kudilay Aga Xudun iyagana laga dilay labo nin isla maleshiyadaas

Wararka naga soogaadhaya degmada xudun Ee gobolka Sool ayaa sheegay in xalay meshiyo ka soojeeda Beeshaa isaaq gaar ahaan beesha sacad Yoonis ay xalay weerar gaad mo ah ku dileen Muwaadin kasoo jeeda Beesha Dhulbahante.

Dablaydan Weerarka sooqaaday ayaa lasheegayaa inay wateen Gawadhi yaryar Oo ah gawaadhida looyaqaano Serafta islamrkaan ay kasoo Kicitameen Deegaanka Oog,

Dablaydan Ka soojeeda Beeshaa isaaq ayaa waxay Dil Xaqdaro ah ugaysteen nin ksoojeeda Deegaanka Xudun Ee gobolka sool,

Wararka ayaa sheegaya in dablaydii weerarka gaysatay Ay kadaba tageen Ciimadamo beeleed ka soojeeda deegaanka islamrkaan labo kamid ah Gacan ku dhiiglayashii Laga soodilay Ee iyagu gaystay Dilka.

Waraka ayaa sheegaya in xaalada Deegaankaas ay haatan Kacsan Tahay islamrkaan islamrkaana laga yaaba inay Weeraro Noocan Oo kale ah ay kadhacaan Deegaankaas.

Mahan Markii uhoraysay Oo weerar gaadmo ah sooqaadan Rag kasoojeeda Beesha Sacad Yoonis islamrkaan laga daba Tago Oo lGacan ku dhiig layaasha Wax laga dilo.

 

Wixii Warar ah Ee kasoobaxa Xaalada deegaankaa kala soco afbakayle.com insha allah 

Fu,aad Karaama
Laascaanood
Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM