afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:51 pm | Posted by

Daawo:Hees Jawaab u ah Heetii Garaadley oo Soo baxday iyo Barta Youtubka oo Aad loogu Raadinayo (Daawo Muuqaal ahaan)

Wali waxaa socda dabaaqatankii ka bilowdey heesihii Gaarsiiya iyo garaadley iyadoo loo maleynayey in arinkaasi uu soo afjarmey ayaa waxaa soo baxdey hees cusub oo eey qaadeyso fanaanad da,yar taas oo jawaab cad u ah heestii eey horey uqaadey xidigta Waayaha cusub Falis ee Garaadley heestan cusub ayaa waxaa ereyada iyo laxanka iyo luuqdaba isku leh Xamda Cabdi Keynaan heesta waxa eey ula baxdey Gardaran waxa eeyna kuso aadey xili la hilmaamey ku dabaaqtankii heesaha Ikraan Caraale oo eey arinkas ka bilowdane eey aqal gashey

Ilaa hada lama oga sababta keentey in heestan eey soo saarto Xamda waxaa kale oo lagu arkayey heestan Gardaran boga eey facebook kuleedahey Ikraan Caraale iyaga oo dadka qaar u fasirtey ineey ku faraxsantahey in jawaabta loo dhaho iyada oo aan eed kasoo gaarin

 

Ugu danbeyntii waxaa la dhihi karaa waxaa soo cusboonaadey dabaaqtankii heesaha mana la oga jawaabta eey ka bixin donaan waayaha cusub inkasta oo kabiirka waayaha cusub ahna ninka arinku ka bilowdey uan dhaxdey Falis uu socdaal ku marayo magaalooyin waa weyn oo katirsan dalka mareykanka,

 

Halkan Riix Si,aad Udaawato Heesta Jawaabta ah

 

Fu,aad Karaama

Laascaanood

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Daawo:Hees Jawaab u ah Heetii Garaadley oo Soo baxday iyo Barta Youtubka oo Aad loogu Raadinayo (Daawo Muuqaal ahaan)”

  1. Anwar aden
    August 22, 2012 - 8:43 pm

    Hahahahahahahahahhahahahhaahhaahhahahahahahhahahahahahahahahah

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM