afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
3:50 pm | Posted by

DHAGAYSO:Madaxwaynaha Khaatumo oo Shir Saxaafadeed ku Qabtay Taleex kana hadlay Arimo Dhawr ah ayna kamid tahay Barlamanka Cusub

Kulan Saxaafadeed uu Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo ku qabtay xafiisiisa ayuu kaga hadlay aimo la xidhiidha hadal hayntii  mudooyinkii danbe ka socotay deeganadda khaatumo oo ahayd Xubno kamid ah xildhibaanadda cusub ee dalka Somalia uu yeelanayo,kuwaas oo qaar kamid ah sifo sharciga Road-map-ka ka baxsan oo isticmaalay,waxa uuna sheegay in maamulka khaatumo aanay matali mkarin cid aan kalsoonidiisa ku fadhiyin Hoolka Barlamanka.

Sidoo kale waxa uu madaxwaynuhu wax laga xumaado ku tilmaamay in Masuuliyiintii ugu sareysey dowladda iyo Beesha caalamku ay ku keceen sifooyin sharciga ka baxsan,waxa uuna sheegay in maamulkiisa khaatumo aanu marnaba yeelayn nidaam xumadda ka jirta soo xulista baarlamanka 3da Xildhibaan ee Been abuurka ahna aan la dhaarin doonin.

Maamulka Faroole ayuu k eedeeyey inay Hal hays u tahay in hadii sida ay doonayaan loo Samayn waayo ay ku hanjabaan in ay nidaamka Road-Map-ka Qaadacayan Balse maamulka khaatumo waxa uu ku faanaya ayuu yidhi in jiritaanka iyo ka bixitaanka Burburkii Somalia ay ku faanayaan.

 

Halkan Riix Si,aad Udhagaysato Hadlaka Madax Waynaha Khaatumo

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM