afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:07 pm | Posted by

Daawo+Video:-Faroole: Meles Senawi Anaga Ayuu Naga Geeriyooday Wuxuuna ahaa Halyeey

Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole, madaxweyne ku xigeenka C/samad Cali Shire iyo gudoomiyaha baarlamaanka maamul goboleedka C/rashiid Maxamed Xersi ayaa si wadajir ah maanta u tagay xarunta xafiis qunsuliyeedka Ethiopia ku leedahay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo ay ku saxiixeen buug loo furay tacsida Meles Senawi.

Madaxweynaha maamulka Puntland oo kadib markii uu u tacsiiyey raysul wasaarihii dhintay ee Ethiopia ka hadlay ayaa sheegay in Senawi uu ahaa nin ka dhintay Maamulka Puntland oo

“Senawi kaliya Ethiopia kama dhiman, wuxuu ka dhintay guud ahaan Shucuubta Puntland iyo Itoobiya, anagana waa naga dhintay” ayuu yiri madaxweynaha Puntland.
“Waan ka tacsiyeyneynaa geerida Senawi oo ahaa raysul wasaarihii Ethiopia” ayuu sii raaciyey Faroole.

 

 

Halkan Riix si,aad Udaawato Video-ga Farooole

 

Fu,aad Karaama Jama

Garowe/Somalia

Afbakaylenes@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

2 Comments for “Daawo+Video:-Faroole: Meles Senawi Anaga Ayuu Naga Geeriyooday Wuxuuna ahaa Halyeey”

  1. Anwar aden
    August 24, 2012 - 9:51 am

    Dulu dofara galo raca ah

    Reply
  2. Kalabaydh Girl
    August 24, 2012 - 8:33 pm

    kaasi xumaanta iyo gaala jacaylka maba qarsado zenawiisaga iyo siilaanyoba sadex dalqadood buu ku qabay hadana asaydii bay qaadeen waa gartii inuu calaacalo loooooooooooooool tolow yaa dumaali doona

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM