afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:57 am | Posted by

Qaban Qaabada Xaflada Ku dhawaqista DR Cali Khaliif Ee Musharaxnimada Gudoomiyaha Balamanka Oo Ka Socota Hotel Saxafi Muqdisho

Waxa hotelka saxafi Ee magalada Muqdisho Ka soconaysa Qaban Qabada Ku aadab xaflada Uu doonayo inuu ku dhawaqo Xilkiisa Musharaxnimo Ee Barlamaanka soomaaliya.

Xaflada Kudhawaqista ee uu doonayo Inuu Kaga Dhawaqo Cali Khaliif Galaydh Inuu yahay Musharax Utagan Xilka mashaxarnimada Barlamanka iyadoona ay Ku soo Qul Qulayaan hotelka saxafi Ee Magalada muqdisho masuulin Iyo wax garad.

Xiliyada Soo Socda ayaa lagu wada inuu furmo Xaflada Oo doonayo inuu ku dhawaaqo Inuu yahay Musharaxaasi oo hada ay soo badanayaan Dadka doonaya  Inay ka qeyb galaan Jagada Gudoomiyaha Barlamanka.

wararkaasi Wixii ka Soobaxa  wararkeena Danbe kala Soco in sha allah

 

Shabakada Afbakayle  Omline

Afbakaylenews@gmail.com

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

2 Comments for “Qaban Qaabada Xaflada Ku dhawaqista DR Cali Khaliif Ee Musharaxnimada Gudoomiyaha Balamanka Oo Ka Socota Hotel Saxafi Muqdisho”

  1. aniga
    August 23, 2012 - 12:29 pm

    kani waa maraan waxba ku guulaysan maayo ,dirqi baaba loogu ogaladay xubin nimada ee sidee buu ku heli karaa gudoomiye nimada , waa lunsanyahay kani waalini fuck cali galaydh iyo khaatumo ba , saado caliba wataas dantedi garay ee ku soo biirtay state kiiye

    Reply
  2. salaan axmed
    August 23, 2012 - 4:21 pm

    qof kan aniga qorta ma mid wax udhiman yihiin baa nin yohow hadalka madaba duu kakeenaa kan waxay ila tahay waa tuke xagaa goor xaar ka dhacay ma oga war waxan yaa af yaqaan

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM