afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:41 pm | Posted by

War Culus:Fananada Nimco Dareen Oo lagu Dhawacay Nairobi

Fananadda caanka ah ee Nimco Dareen ayaa dhaawac daran kasoo gaaray Caawa xilli ay ku guda jirtay Bandhig Faneed ama SHOW ay ku qabaneysay Nairobi.

Fanaanadda ayaa lagu soo warramaayaa in Mindi ama Tooreey lagu dhiftay iyadoo saaran Masraxa goobtii ay bandhiga ku qabaneysay oo ah Hool Weyn oo u dhow Ngara Post Office oo ah agagaarka Bartamaha Townka Nairobi.

Warar kale ayaa sheegaaya in aanan mindi lagu dhifan balse bir iyo Alwaaxyo ay ku garaaceen Dhalinyaro abaabulan, isla markaana jug culus u geysteen, inkastoo aan warar sax ah wali laga heyn dhaawaca loo geystay Fanaanada nuuca uu yahay.

Cusbitaalka ayaa loola cararay Fanaanadda, iyadoo dadweynihii faraha badnaa ee Bandhiga qatiga iyo qarashka kusoo bixiyay ay kala carareen.

Faah Faahinta waxyaabihii kusoo kordha dib ayaad kala socon doontaan…

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

3 Comments for “War Culus:Fananada Nimco Dareen Oo lagu Dhawacay Nairobi”

  1. Anwar aden
    August 24, 2012 - 6:34 am

    Asc juma kareeem all the muslim people waan ku faraxsanahaya nimco dareeen waaa shaydaamada wayn ha la dilo

    Reply
  2. afay afka
    August 27, 2012 - 2:13 am

    walhi aad ayaan uga xumahay nimco daeer in lala dagalamo garahaan fanaaninto dhan in dagalka laga dhaawro wayo waaa ubaxa wadanka muujiya iyo wadaniyadaba markaa waxan leeyaya ninmcooy ilaahay haku cafiyo kuwii kumagayna ale meel daran hageeyo oki sxb adna anwaroow dee oradoo indhaha wax kaga qaad way bogsatee waxan umalaynayaa inad kamid ahayd kuu gacan ta gadh siiyay yaa ikaa tusa adookale haragagan sali kadhigan lahaye

    Reply
  3. isro
    August 31, 2012 - 9:04 am

    maansha allaah waan ku faraxsanahay iyada iyo qaar kale oo badanba in sida aloo galo waayo waa maxay horta show show waa fidno loogu yeedhaayo dadka muslinka hadana hadii si kale loo dhigo lacag lagaga doonaayoo qofkaa soo gelayaa haduu lacag waayana waxwalba wuu samaynayaa waa inuu qof soo xadaa waa inay gabdhuhu rag kasoo qadan lacagtaa siday doonanba howga soo qaadaane markaa afdheer ogaadeen ilbaxay iyada iyo falisba afka haloo gabasho

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM