afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:36 am | Posted by

TopNews:C/wali Maxamed Cali Gaas oo fashil aan caadi ahayn soo wajahay iyo Faroole oo ka xun fashilka soo wajahay Gaas.

C/weli Maxamed Cali Gaas oo ah Ra’iisul wasaarajadowladda KMG ee Soomaaliya ayaa waxaa xilligaan soo wajahay fashil kii ugu darnaa ebed ka dib markii uu si aad ah uga niyad jabay inuu ka qeyb qaato doorashada madaxweynaha oo dhawaan dalka Soomaaliya ka dhici doonta.
Gaas ayaa niyad jabkiisa waxa ay ka dambeysay ka dib markii ilaa iyo haatan uu la yahay xildhibaano horay ugu sheegay inay dooran doonaan halka ay ku kala dhuunteen taa oo amakaag aan horay loo arag ku riday.

Ra’iisul wasaare Gaas ayaa xalay la sheegay in uu qadka taleefanka kula hadlay Madaxweyne Faroole si uu ugu sheego arinta soo wajahday, waxaana durba la sheegay in Faroole uu arintaasi aad iyo aad uu uga carooday.

Ehlada ra’iisul wasaare Gaas ayaa waxay bilaabeen durbay inay soo baadi goobaan xildhibaanada baarlamaanka ee balan qaadka u samaayeye C/weli Maxamed Cali Gaas, iyadoona xaaladda ay haatan u muuqato mid fashil ku dhaw.

Si kastaba ha ahaatee dhawaan ayaa waxaa la filaayaa in magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada madaxtinimada Soomaaliya, waxaana xilkaasi u taagan musharaxiin aad u badan oo isaga kala yimid meelo badan oo dalka gudahiisa iyo dibadiisa ah. Xafiiska

Fu,aad Karaama Jama

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

7 Comments for “TopNews:C/wali Maxamed Cali Gaas oo fashil aan caadi ahayn soo wajahay iyo Faroole oo ka xun fashilka soo wajahay Gaas.”

  1. DHAANTEEYE
    August 24, 2012 - 5:54 pm

    WAA INA GUMEED EE YAA DOORANAAYA. MAJEERTEEN MIYAANAY AHEYN KUWII XABASHI U SOO HOGAAMIYEY DHINACA MOGADISHO.

    Reply
  2. Jibril
    August 24, 2012 - 6:11 pm

    Mejeerteen wa madaxda daarood ee adiga is sheeg dhaanteeye lol

    Reply
  3. muna
    August 24, 2012 - 7:31 pm

    cabdiweli gaas oo qabyaaladiiste ah cidi dooran meyso mide kale majeerteen somali oo dhan baa nacdey waa cadowga somalia cid dooraneysaa ma jirto

    Reply
  4. Kalabaydh Girl
    August 24, 2012 - 8:38 pm

    illaahay fashil arintiisoo dhan ha ku dhameeyo aamiin dhaha illaahaow sanadkaa maanta ah aan arko mj oo xilkan aaad moodo inay dhaxal u yeesheen waayey aamiin

    Reply
  5. laaska dhuurta leh
    August 25, 2012 - 5:04 am

    waxaa la yidhi booraan hadimo ha qodin dhici doontaana moyee haddaad qodana ha dheerayn , waxaa hubaal ah in abdi wali iyo faroole la, yihiin cid is garab taagta taana waxaa ugu wacan ficilkooda xun ee xaasidka ah , markaa waa lagu qoslaa
    aahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahahaha

    Reply
  6. Prof cali khaliif galaydh
    August 25, 2012 - 5:41 pm

    kkkkk kan leh majeerteen waa madaxda daarood waad iska hadashay majeerteen horta daarood ma yihiin inta aadan odhan waa madax daarood majeerteen ma aha daarood taariikhda dib uraac miskiinyahow
    viva dawlada soomaliyeed ee khaatumo state

    Reply
  7. yasmin
    August 25, 2012 - 7:31 pm

    viva c\wali senpre e il sluto tutti somalo

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM