afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:42 pm | Posted by

Orodyahanka Soomaaliyeed ee caalamiga ah Mo Farah oo aad u faraxsan Manta (Talow Maxaa ka farxiyay)

Maxamed Faarax oo dadku eey u yaqaanaan Mo Faarax ayaa isaga oo aad u faraxsan manta waxa uu saxaafada kula hadley magaalada Birmingham waxa uu sheegey ineey u dhasheen 2 gabdhood oo mataano in badana uu sugayey aadna uu ugu farxey

Maxamed Faarax ayaa waxa uu yiri in cabaar ah ayeey wadey xaaskeyga culeys laakiin hada weey dhashey ilaahey mahadiis waaan la joogey shaley marka eey ku dhaleysey London aad ayaan ugu farxi lahaa hadii eey ii dhali laheyd 2 wiil oo mataano ah mar kale ayuu ku kaftamey Maxamed faarax oo heysta 2 biladood oo aad qaali u ah waxa uuna horey usheegey inuu u hibeynayo 2diisa gabdhood 2dan bilad ee 10.000 iyo 50.000 ah

29 jirkaan u dhashey dalka Somaliya ayaa aad looga jecelyahey wadankan Ingiriiska iyagoo ku faraxsan guusha eeysan waligood gaarin oo uu usoo hooyey waxa eeyna daneynayaan ineey taba baraan dhalinyaro kale oo Somali ah si eey ugu ordaan sanadaha soo socda

Fu,aad Karaama Jama

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM