afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:50 am | Posted by

Topnews:Doorashada xilka gudoomiyaha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya oo fashil aan caadi ahayn ku yimid.

Iyadoo maalinta beri ah la filaayay inay dhacdo doorashada xilka gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadana warar saakay si toos ah usoo if baxay waxaa lagu sheegayaa inay dib u dhacday doorashadaasi, iyadoona arintaasi uu ku yimid fashil aan caadi ahayn.

Xubno ka mid ah gudiga farsamada ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in beri aysan dhici doonin doorashada xilka gudoomiyaha baarlamaanka, xilli xilkaasi ay isku soo taageen musharaxiin aad u badan oo ka kala yimid gudaha dalka iyo dibadiisa. Inkastoo gudiga Farsamada aysan sheegin xilliga kama dambeeysta ah ee ay dhaceeyso doorashadaan ayaa hadana waxaa jirta in arintaan ay durba cabasho ka muujiyeen qaar ka mid ah musharaxiinta u taagan inay qabtaan xilka gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kale ma jirto sabab rasmi ah oo la sheegaayo inay u baaqatay doorashada xilka gudoomiyaha baarlamaanka, iyadoona go’aankaan uu u muuqdo mid ku eg oo kaliya gudiga farsamada oo aanay la qabin mas’uuliyiinta kale ee Soomaaliya.

Si kastaba ha ahaatee, dhinacyada Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu xantaa inay yihiin kuwo aan mar walba fulin balanqaadka ay sameeyaan, waxaana horay u jirtay in dib looga dhaca

Fu,aad Karaama Jama

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM