TopNews;Maxad Kala Socotaa Dagaalkii Xalay dhex Maray Cabdiwali Gaas Iyo Cabdi Wahab Ugaas Xeseen Ugaas Khaliif
Waxa jirey xidhidh Hoose oo ka Dhaxeeyey in Mudo ah cabdiwali Cali Gaasi Iyo Wasiirka Ganacsiga ahna Raizul wasare xigen dowlada Xilkeeda Dhamaday Cabdiwahaab ugaas xuseen ugas khaliif oo markii Hore Isku Waafaq Sanaa Inay ka wada Qeyb Qataan Inay Lagac ku Wada Bixiyaan Xildhibaano Ay Goostaan.
Wararka Hoose oo aan kahelay dagaalka xalay dhex maray Cabdiwali Cali gaasi Iyo Cabdiwahaab ugaas xuseen ugas khaliif ayaa sheegaya inuu sabab U noqday inay Ku Kala tagaan.
Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Ahna Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenkii dowladii dhacday ayaa inta badan waxa uu kaga Soo Horjeestey Gaas markii Isfan La’an Dhex Martay.
Cabdiwahaab ugaas xuseen ugas khaliif Iyo Gaas ayaa xalay dhex martay Gacan ka hadal taasi Oo Markii danbe keentay inuu Wasiirku Isaga Baxo Kooxda Uu Hor Galaha U yahay Gaas.
Inta badan labadani nin oo ah kuwa Isugu Dhawaa isla markaana Heshiis Ku galay inay Booska ka saraan Qaar kamid ah Musharaxinta Xiligani Tar tamaysa ayaa hada waxay tagan tahay In Lagabo Cabdiwahaab ugaas xuseen ugas khaliif Uu ka Hor imaado musharax nimada Gaas.
Fu,aad Karaama Jama
Afbakayenews@gmail.com