afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:52 pm | Posted by

Daawo Sawir Cajiib ah Oo Amin Arts uu Ka sameeyay Musharax Pro Galaydh

Farshaxanka Caanka Ah ee Utaagan Midnimada umada Soomaaliyeed islalmarkaan Meel dheer wax kafalanqeeya Ayaa Sawir kumuujiyey Musharax Dr Cali Khaliif Galaydh Oo utaagan Xilka Gudoonka Baarlamkaanka Soomaaliya.

Waxaaan Sawirka uu Katurjumayaa Habka Dhamaan Uma Soomaaliyeed ugu kalsoontahay Waxqabadka Dr Cali Khaliif Iyo Halkay wadaniyadu ka joogto.

Musharax Galayd oo kamida Xubnaha Ugu cad cad inay ku guulaystaan Gudoonka Baarlaamka Ayaa waxaa Siwayn usoo dhawaynaya Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed Inuu Qabto xilkaasi.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM