afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:59 am | Posted by

War Dag Dag ah:maamulka hargaysa oo soo saaray amaro uu ku musaafurinayo dadka barakacayaasha ee ka ganacsada magaalada laascaanood

Tan iyo bilowgii sanadkan waxaa marar kala duwan uu maamulka siilaanyo ee kusugan magaalada laascaanood hanjabaado iyo cagajuglay raaf iyo dhibaatooyin ku hayay dadka barakacayaasha ku nool magaalada laascaanood,

Dadkan Lagu xidh xidho magaalada laascaanood ayaa kuwa ka soobarakacay Koonfurta Soomaaliya, islamrkaasna magaalada laascaanood kahaya ganacsiyo kala gadisan.

Waxaana laba maalmood ka hor markale soo baxday in dadkaas loogu hanajabo inay haystaan mudo ku 20 cisho kana baxaan magaalada laascaanood iyo inta maamulka siilaanyo ka taliyo

Dadkan Maamulka siilaanyo Uu uqabtay Waqtiga Kooban inay kaga baxaan Guud ahaan Deeganada ay kacan kuhayaan Jamhada Silaany ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin Amarkan maanta lagu soorogay Iyagoo sheegay inay arin layaable yahay iyaga oo soomaali islamrkaan Deegaan soomaaliyeed Laga Raafo.
Dadweyanaha magaalada laascaanood ayaa walaac ka muujiyay dhibaatooyinka dadkaasi lagu hayo waxayna ganfka ku dhufteen amarada dadka masaakiinta ah lagula dhaqmay ,iyagoona sheegay inaanay marnaba ka ogaalanayn jamhada siilaanyo inay ka rafaan magalada laascaanood walaalahooda soomaaliyeed.

Mahan markii Uhoraysay Ee Magaalada laascaanood la sheego amaro kasoobaxa maamulkaas kaoo lasheegayo in laga rarayo Magaalada laascaanood dadka soojeeda Deeganada Koonfurta Soomaliya, Islamarkaasna ay Hor istaageen Shacabka Magaalada Laascaanood

 

Fu,aad Karaama Jama
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “War Dag Dag ah:maamulka hargaysa oo soo saaray amaro uu ku musaafurinayo dadka barakacayaasha ee ka ganacsada magaalada laascaanood”

  1. SOOMAALIDA HALAWSAN ALLAW TOOSI
    August 27, 2012 - 10:30 am

    aad iyo aad ayaanu ugaxunahay masaakiin ta sooqaxday eehadana lagabarakicindoono magaalada laascaanood maamulka soomaaliland waa dad aysan muslini mokujirin waayo qofka magan galyada kuusoo doonta waa lamagangaliyaa aadbaan ugaxunahay haddaanunahay dad ka udhashay gobolkaas waxaanaleeyahay dad ka udhashay gobolkaas aadbaad umahadsantihiin reer muqdisho waa walaalaheen waa umad soomaaliyeed eeha ogolaanina marna ba inlabarakiciyo nimanka udhashay goboladaas waxxaan leeyahay [adinkaa iihuray cadaw iboobaaya sool iyo sanaag idinkaa cadaw usooloogay layma dhaxleene adaa adaa luray naftaadiiye sool iyo sanaag marbay nabad kubaawayne adiguna hargaysiyo burcaad balaqsandoontaaye khaatumooy isguul guula ooshacabkan baaba ay dib usoo xoreeya mahad sanidiin

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM