Agaasimaha guud Wasaarada Arrimaha Bulshada ee maamulka Khaautumo oo ka warbixinaya Imtixaanadka khaatumo(Dhagayso)
Xasan Cali Aw -Yuusuf Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Bulshada Maamulka Khaatumoayey noo suurta gashay inaan waxka ogaano meesha ay marayso ardaydii imtixaanaadkaga laga qaaday bishii may 24/ 2012/ magaalooyinka buuhoodle boocame iyo xudun ardaydaa oo ahaa kuwii dugsiga dhexe ilaa dugsiga sare
Hadaba halkaan ka dhagayso xasan cali aw yuusuf Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Bulshada Maamulka Khaatumo
Halkan kadhagayso Waraysiga Oo Dhan
Fu,aad Karaama Jama
Laascaanood
Afbakaylenews@gmail.com