afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:55 pm | Posted by

Daawo+Full Video:Sida Ay U Dhacaday Doorashadii Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Juwaari Iyo Sida Uu u Tanaasulay Prof Cali Khaliif

Doorashadii Maanta sida ay u dhacday   iyadoo  iyo  sida uu  u tanaasulay halyeey  cabdi khaliif oo muujiyaya wadaninimo wayn  markii uu tanaasulay oo fadhiga looga  kacay  baarlamaanka oo idil.

Halkan Ka Daawo  Video

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

3 Comments for “Daawo+Full Video:Sida Ay U Dhacaday Doorashadii Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Juwaari Iyo Sida Uu u Tanaasulay Prof Cali Khaliif”

  1. DHAANTEEYE
    August 28, 2012 - 7:36 pm

    NIN BASAAS U AHAAN JIREY DAWLAD WEYN OO LOO DOORTAY GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA SOOMAALIA. WAXA UU SOO QABAN QAABIYEY DISTOORKA CUSUB ISAGO KA DHEEHDEY INTA BADAN DISTOORKA SOOMAALILAAND. WAXA 30000000. MILLION OO DOLLAR KA QAATEY UNITED NATIONS LACAGTAAS UU LA QAYBSADEY CABDIRAXMAAN FAROOLE!!!! LACAGTAAS AYUU DOORASHADDA KU GALEY. JAWWARI WAA NIN MUNAAFAQADA KU XEEL DHEER. CALI KHALIIF WAXAA KA HIILIYEY DAAROOD!!!!!!!!

    Reply
  2. aniga
    August 28, 2012 - 8:42 pm

    kkkkkkkk DHUL MA HANTE CALAACALKA YARAYSTA MARKII HOREBA WAXBA MAYDUN AHAYNE DADKA SHARAFTA LEH HALA BAR BAR YAACINA CALI MEEL MA GAADHE

    Reply
  3. Ex dhulos
    August 29, 2012 - 7:56 am

    Dhukhyahay kolaytoleba cidaatahay ma qarsone Amxaaro gaagaab ayaad kasoo jeedaa ee sharafta aad leedahay maxay tahay Ma daarood baad is moodeen Doofaarayahow
    - – Pro: Gallayr – -
    wuxuu unool yahay inuu Masaska ku jira Musaska dab ololkis ku gubo si ay Munaafaqada dalka uga dhamaato .

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM