Dhagasyo Wararkii Ugu Dambeey Doorasaha Halka ay marayso
Wariyaha Shabakada Wararka afbakayle.com Ee magaalada Moqdisho Yaasiin faytin oo Khadka taleenka Noogu Waramayay Ayaa kawarbixiyay Halka ay marayso Codaynta doorashada Oo Hada sitoosa U ga socota magaalada Moqdisho .
Waxaana uu kawarbxiyay inay ugu cad cad yihiin labada Musharax Ee Cali khaliif iyo Jawaahihir