afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:01 am | Posted by

Dhagayso:Doorashada Oo Sitoosa Hada Usocota Iyo Qaar kamid ah Musharixinta Oo Dareenkadooda Kahadlay

Waxaa Haatan Sitoosa ah ubilowday Doorashada Gudoomiuiyaha waxaana ugu horayn lagu furay ayaadaha Quraanka Kariimka ah
Qurraanka Kadib waxa la akhrin doonaa Liiska xildhibanada ka soo qeyb galay Codeynta Iyo Doorashada,waxana hada siweyn farta dhuunta ugu hayaan qaar kamid ah musharaxinta oo bilabaty inay hoos ula sheegaystaan Cida ay doonayaan inay U cadeyso.

Hadaba Waxaan halkan sitoosa idin kusoo gudbinaynaa Waraysi Laga qaaday Qaar kamid ah musharaxiinta utartamaya xilka Gudooomiyenimo Kuwaasoo oo aan migrifoonka la dhex qaad nay

 

Halkn Riix Si,aad Udhagaysato Waraysigaas

 

Wixii Warar ah isha kuhay afbakayle.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM