WAR DAG DAG AH:Codeynta Wareega 2-aad ee Gudoomiyaha barlamanka Oo soo gaba gabowdey Iyo Muran Hada bilamay
Waxa dhamaan akhristayaashayada aan u soo gud binaynaa sida live ah oo ay u socoto doorashada Iyo Codeynta Gudoomiyaha barlamanka Soomaaliya.
waxa hada soo gaba gaboobey Tirinta Codadka Wareega labaad,iyadoona ay soo baxayso Eedeyn ah inay qaar kamid ah gudiga codadka tirinaya iyo Tageera yaasha musaharax Jawaahiri.
waxa xiligani dib loo loo kala dhigayaa codadka ay dhibteen xildhibaanada codeyey Ee gara 228 Xubnood oo kamid ah barlamanka Soomaliliya.
Eedeyntani ayaa hada waxa jira murano Iyo Su’alo ku sab san arintani waxana lasheegayaa inay qaar kamid ah tageerayaasha Jawaahiri ay dhowr jeer codeyeen.
waxa lagu kala baxayaa sida ay sheegayaan gudiga doorashada inay ku kala bixi donan musharaxintani 151 cod ah,waxana dib Loogu celinayaa Wareeg labaad hadii ay tan ku kala bixi wayaan.
Dhaliishani soo baxaysa ayaa lagu sheegay inay sameyeen tageerayaasha Musharax Pro.jawaahiri,iyadoona ilaa hada ay isku dhow yahiin labadii musharax ee An warrakayaga hore ku sheeg nay.