afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:18 am | Posted by

War Deg Deg Ah Codeyntii loo qaadayay Gudoomiyaha Baarlamaanka oo hada dhamaatay iyo Tirinta Codadka oo bilaabaneysa

Waxaa hada soo dhamaaday Tirinta codadkii loo qaadayay Musharxiinta u tartamaya Gudoomiyaha Baarlamanaka Soomaaliya ,waxana lagu wadaa in goordhaw ay bilaabato Tirinta.

Jagada Gudoomiyaha Baarlamanaka Soomaaliya ayaa hada waxaa u tartamaya ilaa 5-Musharax kuwaa oo doonaya in nin waliba uu isagu noqdo ninka ku guuleesta kursiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Marka Cod tirinta ay dhamaato ayaa la filayaa in qaar kamid ah Musharixiinta ay ku haraan wareega koowaad Dhanka Codadka ,halka kuwa kalana laga yaabo in ay iska casilaan loolanka Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Gudiga Qaban qaabada doorsahooyinka ayaana sheegay in wareega koowada ee Doorashada uu ku guuleesan doono Musharixii helaa 139- hadii la waayana ay qeybta labaad Doorashgada u gudbi doonaan 4-ta Musharax ee ugu codadka badan , Wareega Sadaxaad hadii la isla gaaro ayaa waxa au gudbi doona Labada Musharax ee ugucodadka badan ,hadii ibntaas lagu kala bixi waayo wareega ugu dambeeya ayaa waxaa ay ku kala bixi doonaan Cod dheeri.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM