Wareega 1-aad Ee Codeynta Doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Oo Sitoosa Hada U Socota iyo Cali khaliif Oo Ugu Cadcad
Waxa hada bilamatay Wareegii Kowaad islamarlkaasina socota wareega kowaad ee doorashada Gudoomiayah barlamanka Soomaaliya,iyadoona Xildhibaankii Ugu horeyey Ay codeeyeen
Xiligani waxa sitoosa U Socota Wareega iyadoona Xil dhibaan kasta Cida uu doonayo Uu Codeeyo ,Marka La Eego Musharaxinta ayaa waxa Ugu Horeya Sadaalinta Cali khaliif iyo Jawaahiri
Waxana Hada Amaanka Goobta yahay Miday gacanta ku hayaan ciidamada AMISOM,oo laWareegaya Dhinacyada Iskuulka Boolisyo Ee uu Doorashada Gudoomiyaha ay ka socoto.
Waxa Dadweyanah magaalada Muqdisho Siweynh U Soo Dhaweynayaan Inay Doorashada Ka Dhacdo ,maagalada Muqdisho.