afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:20 pm | Posted by

Maamulka Khaatumo State Of Somalia Oo Soo Dhoweeyey Gudoonka Cusub Ee Barlamaanka Soomaaliya (Dhagayso)

Agaasimaha guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha ee Maamulka Khaatumo State Of Somalia Mudane Maxamuud Sheekh Cumar Xasan oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Caalamiga ah ee Horufadhi Online ayaa ka hadlay doorashadii xalaasha ahayd ee loo qaaday dhamaanba musharixiintii ku tartamayey jagada Gudoonka Barlamaanka Dowladda dhexe ee Soomaaliya, iyagoona sheegay in ay si weyn usoo dhoweynayaan ka Maamul ahaan Gudoomiyaha cusub ee loo doortay Gudoonka Barlamaanka Dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Hadaba Agaasimaha oo ka hadlayaa arintaasi iyo waliba sida ay u dhacday doorsahadii loo qaaday dhamaanba musharixiintii ku tartamayey jagada Gudoonka Barlamaanka Soomaaliya oo uu ku guulaystay Maxamed Cismaan Jawaari Waraysigiisii oo dhamaystiran halkan hoose ka dhagayso

Halkan Ka dhegayso

Afbakayle Online

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM