Tahniyad Meher Mudane Cabdi salaan cali xuseen surey Iyo Marwadiisa Najma Cabdi Maxamed oo meherkoodu ka dhacay wadanka muzambiqeu
Tahniyad meher oo ku socota mudane cabdi salaan cali xuseen surey iyo marwadiisa qaaliga ah najma cabdi maxamed oo meherkoodu ka dhacay wadanka muzambiqeu gaar ahaan magaalada shimooyo waxaanu leenahay gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax allaah ha idiinka dhigo kuwii wiil iyo caano gabadh iyo caano kala hela arooskana soo dadajiya
waxa tahniyadan diraya magacyada hoos ku qoran ee dhalinyarada odayada culimo awdiinka iyo ganacsatada khaatumo state ee kudhaqan wadanka mozambiqeu
1 oday abdilahi mohamed inshaad (abdilaahi dheere)
2shiikh ibraahim jamac muuse
3shiikh aadan guraase
4mudane faarah iidle ali haybe
4 abdisamed omar cade
5 abdiqani ahemd abdi
6max,ed siciid cagjar
7 ahmed ali dhikil
8 abdirahman jamac xirsi
9 rooble xuseen dalmar
10 abdilaahi haybe
11 abdinasir x.xirsi
12 xuseen max,ed abdi
13 faarax bile abdi
14 saleeba? cilmi cawad
15 yussuf muse max,ud
16 max,ud muse max,ud
17 khadar abdi mohamed
18 farxaan cumar selwe
19 haykal maxamed sulaymaan
20 dhuux maxamud ismaciil