WAR CULUS:- Shariif Xasan oo xalay dhan aan seexan ka dib guushii Prof. Jawaari.
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo u taagnaa tartanka xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa arintaasi ku hungoobay ka dib markii uu gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya noqday Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, iyadoona xalay oo dhan sida uu Shariif Xasan u barooranaayay la sheegay in hurdada kasoo dhici weeysay.
Shariif Xasan ayaa markii uu ka tagay halka ay ka socotay doorashada lagu dooranaayay gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya waxa uu tagay hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho, iyadoona la sheegay in uu aad u ilmeeyay ciil ka qabtay awgiis.
Sidoo kale waxaa la sheegay in xalay oo dhan uusan seexan fikir dheer oo uu galay, iyadoona uu ku
hungoobay inuu ka mid noqdo musharaxiinta u taagan Xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Waxaa maalmahaan dambe Shariif Xasan uu waday olole balaaran oo uu ku doonaayay inuu ka hortago tago Prof. Jawaari oo ku guuleeystay inuu noqdo gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya.
Si kastaba ha ahaatee, su’aasha meesha taagan ayaa ah Shariif Xasan ma waxa uu iimaansan doonaa xilkii uu haayay xubinta baarlamaanka ah, mise intuu xilkaas
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Moqdisho/Somalia
Afbakaylenews@gmail.com
bal wxay war ka dhigayaan eega