afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:28 am | Posted by

DAAWO+SAWIRRO:-kacdoonka dhalinyarada isbadaldoonka soomaaliyeed oo xaflad kuqabtay magaalada cabudwaaq,


kacdoonka dhalinyarada isbadal doonka somaaliyeed qaybtooda Galgaduud
ayaa xaflad balaaran ku qabtay magaalada cabudwaaq ee waqooyiga
galgaduud sheegay in waxa loo aas aasay dhalinyaradan ay tahay danta
sidii ay ugu doo dilahaayeen xuquuqda shacabka iyo dhalin yarada
soomaaliyeed ee haatan kujira xaalada cakiran,

xiiray maxamuud cabdi salaan waa gudoomiyaha xisbiga kacdoonka
dhalinyarada isbadaldoonka soomaaliyeed qaybtooda Galgaduud waxaana uu
sheegay in uu yahay sababaha ay umagacaabeen sidii ay qayb oga qaadan
lahaayeen dhibta haysata dhalinyarada somaliyeed ee aykamid yihiin
jahliga, qabyaalada, xagjirnimada iyo wixii lamid ah,

isgoona dhanka kale ugu baaqay xildhibaanada somaliyeed sidii ay
dadkooda iyo dalkooda si daacad ah ugu adeegi lahaayeen
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Cabudwaaq/Galgaduud

yuusuf abdi shire (Koronto)

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM