War Deg deg ah:Diyaard Helicopter ah oo goordhaw lagu soo riday Deeganadda jubooyinka
Daqiiqado ka hor ayaa waxaa Deegaana Jubooyinka Lagu soo riday Diyaarad Helicopter ah oo Ay leedahay Dowlada Kenya Diyaaradaan Ayaa soo Dhacday Kadib Dagaal Faraha looga Gubtay Oo Daqiiqado ka hor ka gbiloowday Deegana Jubooyinka ayna isaga hor yimaadeen ciidamada dowlada oo gacan ka helaya kuwa kenya iyo xarakada al-shabaab oo dhinaca kale ah taas oo xarakadu ay ku soo rideen diyaardaas .
Warkan oo Ay alshabaab shaacisay iminka ayaa waxaa Noo xaqiijiyay Dadka deegaanka ay Diyaaradu Ku soo dhacday waxaana Ilaa iminka la arkayaa holaca ka baxaya goobta ay ku dhacday oo lagu Magacaabo Tuulo Oomane.
Waaliga Jubooyinka oo aan la xiriirnay ayaa isna waxa noo xaqiijiyay diyaaradaasi goordhaw lagu soo riday inta u dhaxeysa deegaanada Miiddo Iyo Afmadoow laakiin ay ku dhacday Tuulo Oomane.
Wixii Warar Ee ka soo kordha kala soco Abakayle.com
Afbakayle Online
Afbakaylenews@gmail.com
afbakayle saasaa la idinka rabaa inaydaan dhan qudha soo tebin maanta jaah wadaad layaal badan aya naxaya markay maqlaan kenyaa afmadow ku jabtay
oo xoolihii agoonta kenya kucuna caamadana culimo isaga dhiga
allahu akbar
afbakayLe waa shabakada kaLiya eee dhanwaLba ka faaL00ta