Daawo Video:-Qaar kamid ah Qurba joogta Reer Khatumo oo Taleex soo gadhay Booqdayna Xarumo ku yaal Degmada Taleex
Qaar kamid ah Qurba Joogta Deeganadda Khaatumo ayaa soo gaadhay Caasimadda Maamulka Khaatumo ee taleex,waxa ayna Booqashooyin ku mareen Goobaha Taarikhiga ah ee degmada taleex iyo sidoo kale xaruumihiii dowladii Hore ee somalia ka tagtay,kuwaas oo bur bur ba’ani ka muuqdo haatan.
Daawo Video
Halkan Riix Si,aad udaawato Video-ga
Maxamed Cismaan C/nuur
Taleex/Soool
Afbakaylenews@gmail.com