Daawo+Video:-Maamulka Khatumo oo ka qayb qaatay Xalinta Colaad dhex talay beesha Kaskii Qabe
Maamulka Gobolka Sool ayaa ka qayb qaatay Xasilinta Khilaaf Dhawaan Dhex Maray Beesha C/raxmaan Harti(Kaskii Qabe)Colaadan ayaa ka dhalatay Fal Dil ah oo la xidhiidha Dhanka Dhuxusha,waxaana ku Naf waayey 2 Ruux oo isku raas ah sidoo kale colaadan ayaa Noqotay mid ay Beelaha Walaalaha ahi ee ka soo wada jeeda KASKII QABE ay isku Soo hub Gurtaan.
Inkastoo Odayaasha Dhaqanka ee Beeshaas iyo Maamulka Khaatumo ay ku Dadaaleen sidii loo Xasilin lahaa Coladaas,ugu danbayntiina ay ku guulaysteen.
Gudoomiyaha Gobolka Sool Maxamuud Jaamac Shaacuur(ILWEYN) iyo Wafti uu horkacayo oo iskugu jira Saraakiil Ciidan iyo Weriyayaal ayaa Tagay Goobta Lwada hadalka ee Beelaha Dirirtu dhex martay ku arin sanayeen,
waxa ayna uga tacsiyadeeyeen Dhimshada 2Ruux oo ahayd geeri xaq ah oo Qofkastaaba xiligiisa uu dhimanayo.
Halkan Riix Si,aad Udaawato Video-gaa Xalinta khilaafkaas
Maxamed Cismaan Cabdinuur
Taleex/Sool
Afbakaylenews@gmail.com