Dhagayso:-Gudoomiyaha Gobolka Cayn Ee Khaatumo Oo Shil Gaadhi Ka Badbaaday
Gudoomiyaha Gobolka Cayn ee Maamulka Khaatumo State Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Axmed ayaa waxyeelo ay kasoo gaadhay sheel gaadhi oo ka dhacay Deegaanka Goonle oo ka tirsan Gobolka Cayn.
Waraysi gaar ah oo uu siiyey gudoomiyuhu Idaacadda Daljir ayaa waxa uu kala hadlay sida ay tahay xaaladiisa caafimaad iyo waliba sida uu dhacay shiilkaasi, isagoona xusay gudoomiyuhu in shilkaasi aan waxyeelo saa u badanayn uu gaysan marka laga reebo labo kamid ciidamadii ilaalada ahayd ee la socday gudoomiyaha oo waxyeelo ay kasoo gaadhay.
Hadaba waraysigaas oo dhamaystiran halkan hoose ka dhagayso.
Halkan Ka Dhagayso
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Buuhoodle/Cayn
Afbakalenews@gmail.com