afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:30 am | Posted by

War Dag Dag ah May Dadka Askarta Kenya oo Lagu Jeed Jeedayo Magalada Kismaayo (Daawo Sawiro)

War hadda naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaaya in maagalada goordhow oo maanta ah la keenay meydadka afar katirsan Ciidamada Kenya.

Guud ahaanba waxaa kacsan magaalada Kismaayo, waxaana waddooyinka magaalada lagu jiid jiidaayaa meydadka Ciidanka Kenya ee lagu dilay dagaalkii shalay galab ka dhacay deegaanada Janaay Cabdalla,Biibi iyo Miidaw ee gobolka Jubbada Hoose.

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM