afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:29 am | Posted by

Daawo+Sawiro:Xaflad Aad U Heer Saraysa Oo Ka Dhacday Dugsiga Sare Ee Muusa Yuusuf

Xafladan Lagu Furayay DUsiga sare ee Muuse Yuusuf waxa soo qan qaabiyay Ardayda Sanakan Uwareegay foonfoorka Dugsiga Sare ee muuse yuusuf iyadoo ay ka soo qabgaleen macalimiinta Dugsigasre maamulaha jaamacada nugaal university ee magaalada lasanod iyo waalidiinta Ardayda Dhigata SCHOOL Muuse Yuusuf.

Waxaa xaflada ka hadlay maamulha ku xigeenka jaamacda nugaal university mudane Abdinasir Mohamed Bare oo loo yaqaan (Shaybe) wauxuuna ka warbixiyay heerka wax barsho ee gobolka sool in uu ahaan jiray berikii hore gobolka ugu horeeya soomaliaya ayna ka soo bixi jireen dad aqoon yahano ah balse baryihii danbe waxa ka muuqday dayac wax barashada gobolkeena odhan maayo waa macalimiinta ee maclimiinta wax ka dhigta gobolkeena waa macalimiin aad aqoontoodu uwaangsanthay marka loo eego gobolda kale markaa ardayda waxaan kula derdaarmayaa in ay noqadaan ardayda wax barshadooda ka soo baxa waajib kooda iyo kii gobolkaba oo ay noqdeen ardayda qaadatay a iyo wixii lamid ah.

Dhanka kale waxaa iyana ka hadlay xafladan dhalinyaradii soo qaban qaabisay xaflad oo u mahad celiyay dhamaan dadka kala soo qabgalay xaflada oo wakhtigooda u huray in ay ka soo qabgalaan xaflada ee naga ajiibay. Sidoo kale waxaa iyana ka hadashay hooyo ka mid ah waalidiintii ka soo qayb galay munasibadan ay soo abaabuleen ardaydan u soo wareegtay Dugsiga sare ee muuse yuusuf iyadoo sheegtay in ay ku faraxsantahay xafladan ay qabsadeen ardayd ayna ku madsan yihiin waxaana kula derdeermayaa in ay waxbarashadooda ay siwanaagsan u wataan.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Afbakaylenews@gmail.com

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Daawo+Sawiro:Xaflad Aad U Heer Saraysa Oo Ka Dhacday Dugsiga Sare Ee Muusa Yuusuf”

  1. mohamed
    September 2, 2012 - 10:16 am

    ad ayaan u taageeraynaa ardayda walaalahayaga ah ee school lada magaaalada laascaanood .haadaanu nahay ardayda jaamacaha ka barata dalka sudan gaar ahaan khartoum waxaa idin leenahay imaada khartoum markaad hamaysaan schoolada

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM