“XOGHOOSE” C/Weli Gaas oo laga yaabo inuu ka tanaasuloMusharaxnimadiisa
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Cabdi Weli Cali Gaas, ayaa wajahya cadaadis xoogan oo kaga imanaya
siyaasiyiinta beeshiisa uu ku aadan inuu ka tanaasulo musharaxnimadiisa madaxweynaha Somalia.
Arrintan ayaa waxaa wada aqoon yahano ka tirsan beesha uu kasoo jeedo Gaas ooka tagay dalalka Yurub iyo waqooyiga
America, oo gaaray magaalada Muqdisho shalay subax.
Warar ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in kullan gaar ah uu shalay dhex maray aqoon yahanadaas iyo Gaas ayna
u sheegeen in wararka soo baxay ee ku aadan heshiis uu Kenya kala galay iibinta badda Somalia, ay dhaawac xoogan
gaarsiinayaan magaca beesha, run iyo been midee doontaba ha ahaatee.
Ilo xog ogaal ah ayaa inoo sheegay in aqoon yahanadaas ay Gaas u sheegeen in wararkaas ay meesha ka saareen rajadii uu Gaas ka qabay madaxtinimada Somalia.
Waxay ugu baaqeen inuu meesha ka baxo ayna ka fekeraan qorshahooda B (Plan B) ee xiga, inta aysan dhicin doorashada.
Waxa kale oo ay ku war geliyeen in haddii uusan helin madaxtinimada ay caddahay in sidoo kale aysan arki doonin Ra’iisul Wasaarenimada Somalia, sababtoo ah, caddaawad sii kordheysa oo Soomaalidu u qaaday Beesha Garowe, sababo la xiriira
siyaasadaha qalafsan ee C/raxmaan Faroole.
Gaas ayaa u sheegay inuusan jirin heshiis uu la galay Kenya oo uu ku bixinayo badda Somalia, balse ma uusan siin wax go’aan ah oo u ka gaarayo musharaxnimadiisa oo uu watqigaas siin koro.
Xafiiska shabakada Afbakayle.com
Moqdisho/Somalia
Afbakaylenews@gmail.com
77 Yaa Mingiste burburinta Somalia ula saaxiibay,2006 yaa Zinawi Koonfur Somalia ku soo hagey,Yaa hadda Kenya la damacsan inay Dhulka iyo Badda Somalia dhacdo? Waa Abdullahi Yusuf,Cadde,Faroole iyo A.Gaas.
waxaa sharaf daro ah in wabsite kan uu u hadlyo af qabiil waxaa fiican qofku hudoo gaaro heer aqoon in uusan u jarjeerin qabiil amabada ceeyn qabiil waxaan dhihila wabsitekan beesha aad leedahay cadwad ayaa u qba beelaha soomaliya waa beesha kaliye ee soo dhaweeysay bel walba oo ka tirsan soomaliya marka hanoqonina abaal labayaal waxaba idinkaba baahne beesah ee xishooda oo ka fakir sharfta wabsite ka
waryaa kagan sheegay webka cayaya adigaba waxad u hadlaysaa qabiil lkn warbaahinta waa inay dhexdhexaad ka tahay inta badan webkan waa dhexdhexaad hadii dhaliisha uu leyhaya qof la sheego ma in layska caytamaa
HHHHHHHHHHH
KUTE Markay dowlad caadila dhaalato war ma Dawlad Majeerten ku dhex jiro aya Cadalad noqonaysaa waaba Cancerka Somaliyee
WALAHAY WUU IGA QOSLIYEY WAR YUSAN PC kaa buxsamin kkkkkkkkkkkkk
war dhabayoco ha murmina waa cadaan inaad tuke baalcad somali ka noqoteene, beesha reer garoowe sanadka waa ceebobeen waana wax xaqiiq ah.