afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:21 pm | Posted by

“DAAWO SAWIRADA”Amisom oo soo bandhigtay Sargaal katirsan Shabaab

Taliska sare ee ciidamada Amisom ayaa soo bandhigay Sargaal katirsan Kooxda Shabaab gudaha degmada Marka ee xarunta gobolka Sh/Hoose.

Sargaalkan ay soo bandhigeen Amisom ayaa magaciisa ku sheegay Qaasim Abuukar waxaana uu katirsanaa hogaamiyaasha dhanka ciidamada Shabaab.

Waxaa uu sheegay in uu isaga soo baxay kooxda Shabaab kadib markii ay ciidamada isgarabsanaya ay la wareegeen gobolka Sh/Hoos.

Al-Shabaab ayuu ku sheegay in aysan wax dan ah uhayn shacabka Soomaaliyeed markii horana ay danta ku qasabtay inuu ku biiro.

 

Waxaa kale oo uu sheegay in tan iyo markii uu isku soo dhibay ciidamada Amisom uusan arkin qaraabadiisa, sidoo kalana uusan kanasan dagaaladda.

Qaasim Abuukar ayaa sheegay in ciidamada Amisom ay saaranayeen gaariga ugu horeeya marka ay dagaalo galayaan si uu ukala tuso deegaanada ay Shabaab kusugan yihiin.

Xafiiska Shabakada afbakayle.com

Moqdisho/Somalia

Afbakaylenews@gmail.com




 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for ““DAAWO SAWIRADA”Amisom oo soo bandhigtay Sargaal katirsan Shabaab”

  1. Miyaanaan Damiir Lahayn
    September 5, 2012 - 6:15 am

    Ilaahay ayaanu barinay oo barinaynaa u barinaynaa- umaddisa in Khayaanadu gaalka ka wado dhulalka islaamka , maalin cad banaanka ilaahay u soo saaro

    Dhulal badan oo muslimiini ku noolyihiin ayaa alshabaaboo miiran ka jiraan, lacagta, hubka, iyo howlaha qarxiska, ciddii laga tanaasulahayo iyo taatikoo idil waa loo qorsheeyey. Kii cadowga islaamka ee 1433 sano ka hor Ilaah quraankiisii inoogu sheegay inaan ka digtoonaano.
    alshabaab noocoodaa waa noocuu cadowga ku daneysto ( Ma-Gudbe-, Reer baadyo badownimadii u dheertahay ( nature) garaadxumo calool hooyo. Ilayn abuuri waana

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM