Van Persie oo raali galin ka bixiyay rigooradii uu qasaariyay xalay
Weeraryahanka cusub ee kooxda Manchester United Robin Van Persie ayaa
raali galin ka bixiyay rigooradii uu xalay ka qaasariyay kooxdiisa United.
Van ayaa lumiyay gool kulaad loo dhigay United oo markas gool lagu hogaaminayay ,laakin labo gool oo uu dib uga jawabay ayaa keentay in Red Devills ay hesho sadexda dhibcood.
Shir jaraa’id oo uu qabtay ciyaarta kadib ayuu ku yiri weerayahanka Holland.
“Ka raali ahaada rigooradii aan lu miyay waxaan heysta dhowr fursadood oo aan ulaadi karay qaabkii aan utuuri jiray ayaan damacsanaa laakin sidaan ayaa igala fududaatay”
“Sadexdeydii gool waxaa ay noqdeen sadexda dhibcood ,hada muhiim ma,ahan sheekada rigoorada maxaaa yeelay waan badinay ayuu yiri Van Persie
Xidiga wadanka Holland ayaa afar gool udhaliyay kooxdiisa cusub labo kulan oo lagu soo bilaabay .