afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:41 am | Posted by

War Calulus:-Daawo+Sawiro:-Xaalada Cafimaad Ee silaanyo Oo Ka Soo Daraysa Iyo Diyaarada Oo Dhinac Qabad Lagu Sarayo

Waxa bar yahani danbe soo baxayeyy inay xaalada caafimad ee siilaanyo tahay mid ka soo daraysa,iyadoona lasheegayo inay cuduro kala duwan laga yaabo inay so food sareen.

qaar kamid ah masuulinta Somaliland ayaa shegay inay xaalada silaanyo tahay alow sahal lagana baqayo inuu qabo cuduro halis ah.

hase ahatee Dadka shacabka ayaa u arka inuu xiligani da yahay nin awood gab ah isla marsaaina da’ayhayso waxana hada diyaaradaha lagu sarayaa iin dhinac yada laqabto.

Arinta ugu weyn Ee Hadal ahynta ah ayaa ah dhawaan markii uu diyarad u Racayey Dalka itoobiya ay dhiacyada qabanayeen rag u xil saran,xaladiisa cafimaad ee Silaanyo.

Warbaahinta Ku hadasha afka SNM ayaa dhawaan soo dabacay sawiro laga qaday xiligaa uu diyaarada la sarayey waxana arintaasi siweyn uga cadhooday silaanyo.

qaar kamid ah Dadweynaha oo hadalo kala duwan ka bixiyey aya sheegay inuu yahay nin da’weyn u fuuli kari wayey diyaarada waxayna ugu baqeen inuu xilka iska wareejiyo intii ay ku dhaci lahayd xalada miles sanaawi oo kale.

waxana hada laga cabsi qabaa inuu soo food saaro xanunkii dhawaan uu u dhintay Ra’iisal wasarahii dalka itoobiya madama ay bah wadaag ahayeen isla markaasina isku xidh nayeen.

Fu,aad Karaama Jama
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Hoose Kadaawo Xili xaaladai cafimaad ay Liidatay oo Sawir Laga Qaaday

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

3 Comments for “War Calulus:-Daawo+Sawiro:-Xaalada Cafimaad Ee silaanyo Oo Ka Soo Daraysa Iyo Diyaarada Oo Dhinac Qabad Lagu Sarayo”

  1. Guled khatumo
    September 3, 2012 - 11:51 am

    ar waa dhiman rabyaa alla uma naxariiste siilaanyo oo dhuusadu dhafayso

    Reply
  2. aniga
    September 3, 2012 - 6:59 pm

    fuck all haters

    Reply
  3. furreh
    September 4, 2012 - 11:18 am

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waar beenta ka d
    aaya madaxda qaranka inta xanuunka u sahadinaysa madax weyne siilayo ilaahay idinka ha idinku rido waxaad la jeclaateen madaxweyne siiranyo

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM