afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:54 pm | Posted by

Dhagayso:- Agaasimaha Wasaarada arimaha gudaha Oo digniin ujeediyay Horgalada Siilaanyo

Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha ee maamulka khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar Xasan ayaa ka hadlay qab qablayaasha iyo horgalada kusoo badanaya Gobolka Cayn kuwaas oo wado u ah Maamulka SNM sidii uu kusoo gali lahaa Magaalada Buuhoodle.

Halkani Riix Si’aad Udhagaysto

Isagoona xusay in Magaalada Buuhoodle ay ku socoto wadadii uu Maamulka Snm kula wareegay Magaalada Laascaanood waxa uuna ugu baaqay dhamaanba umadda reer khaatumo in ay ka qayb qaadato sidii loo cidhib jari lahaa horgaladaa.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Dhagayso:- Agaasimaha Wasaarada arimaha gudaha Oo digniin ujeediyay Horgalada Siilaanyo”

  1. Anwar aden
    September 4, 2012 - 7:26 pm

    Alow dhowr wadaniga dhabta ah

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM