Codadkii Dr. Cali Ciise Cabdi- Cabdi, Dr Cali Khaliif Galaydh-Iyo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed (Halkan Ka Dhagayso)
Xaflad balaadhan oo qado sharaf ah ayaa ka dhacday caasimada muqdisho xafladan ayaa waxaa iskugu yimo golaha dhaqanka khaatumo iyo siyaasiyiinta reer khaatumo sida cali khaliif cali ciise cabdi iyo kuwa kale ee haataan jooga caasimada soomaaliya waxaan halkaas ka hadlay cali ciise cabdi iyo cali khaliif sidoo kale waxaa halkaas ka hadlay garaad saleebaan garaad maxamed.
Halkan Riix Si,aadUdhagaysatoCodadkii Cali Ciise Cabli Khaliif Iyo Garaad saleebaan
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Moqdisho/Somalia
Yaasiin Faytin
Afbakaylenews@gmail.com
