DHAGAYSO:- Saleebaan Weji Xaad Oo Wareysi Siiyey BBC-da Isagoo Ka Waramaya Shirweynaha Xisbiga Dimuqraadiga Mareykana Ku Yeelnanyo Magaalada Charlotte, Ee Gobolka NC Oo Uu Deganyahay.
Idaacada BBC-da laanteeda afka Soomaaliga ayaa wareysi la yeelatey Saleebaan Weji-Xaad oo ka mid ah daweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka North Carolina, ee wadanaka Mareykanaka. Gobolkana ssiba magaalada Charlotte ayaa waxaa ka socda shirweynaha uu leeyahay xisigaDimuqraadia ee dalka Mareykanka. Shirkan ayaa waxaa xisbiga Dimuqraadigu markale ku dooranayaa in madaxweyne Barak Obama uu mar labaad guul usoo hooyo xisbigan, iyagoo u magacaabaya inuu yahay shaqsiga u taagan kursiga madaxweynaha ee xisbigooda Dimuqraadiga ah. Saleebaan Weji xaad oo in mudo ahba ku noolaa waxna ka dhigta gobolkan NC, aqoon badana u leh tariikhda gobolka iyo tan magaalada Charlotte ayaa wareysi siiyey BBC-da.
Halkan Riix Si,aad Udhagay sato Waraysiga Saleebaan
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairobi/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com