afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:32 pm | Posted by

Oradyahanka Mucjisada ah Heestana Rikoorka Caalamka Usain Bolt oo Manchester United u Ciyaaraya(Daawo Sawirada)

Oradyahanka Caanbaxay ee reer Jameeca Usain Bolt ayaa kulankiisa ugu Horeeya u ciyaari doona Kooxda kubada Cagta ee Machester United kulanka Real Madrid ay ka hortagi doonto.

Ninka ah Horiyaalka 100m ee Olympics ka ayaa heli doono Fursad uu ugu ciyaaro Red devils kulanka saaxiibtinimo ee ay ka hortagi doonto ciyaartoydi hore Real Madrid sanadka soo socda sida laga soo xigtay Sir Alex Ferguson

Sir Alex Ferguson ayaa sheegay ninka ugu orodka badan aduunka Usain Bolt inuu ciyaari doono kulankiisa ugu horeeya ee Manchester United ciyaarta saaxiibtinimo ee sanadka soo socda ay la ciyaari doonaan Real Madrid

Ninka ugu orodka badan aduunka ayaa Call Farxad galiyay ka helay Macalinka Manchester United ka dib markii uu u sheegay inay u rumowday riyadiisi aheyd inuu u ciyaaro kooxda Ferguson ayaa u sheegay iside United Magazine Usain Bolt waa taageero weyn oo United

Suain Bolt oo 25 jir ah ayaa tababarka la qaata kooxda Manchester United xataa waxa uu yiri wuu jecelyahay inuu iska dhaafo Athlatics una ciyaaro kooxda Red devils Ciyaartan ayaa lagu wadaa in lagu ciyaaro Old Trafford 3 June 2013.





Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM