Daawo+Sawirada:- Hub iyo Gaadiid dagaal Oo Ay soofurteen ururka Allshabaab
Kumanaan dadweyne ah ayaa maanta isugu soo baxay fagaare ku yaalla magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, si ay indhahooda ugu arkaan hub iyo Saanad Melliteri oo looga soo furtay dagaalladii dhowaan ka dhacay duleedka Afmadow.














Hubkaas iyo kuwo soosocda waa kuwii la idinku dhamaylahaa ilmo xaaraam shabaab. Somalida ku nool kismaanyo waxaan idin ku boorinlahaa ka fogaada meesha ay joogaan wasakhdu yuu dhiigoodu idin taaban e. waan idin dareensanahay waxaad dareemaysaan soomaali oo dhan Gudo iyo dibadba baa idiinka warwarsan illaay mujrimiinta al shabaab Si tartiib ah oon waxyeelooyin idin ka soo gaadhin ha idinka dhex qabto Idina taageera cxds oo hiil iyo hoo idinku imanaya. Insallah Wabillaahi towfiiq.
waar umada sidan ha ka dayeen kuwani african ka ahi , somalidiiba waa kuwani dhameeyaye ,alshabaab dee waa dhulkay u dhalatay ee in ay hogaamise mwaxa loogu diidayaa