afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:32 pm | Posted by

DAAWO+VIDEO:-Shaqaalaha Dowladda Hoose ee Deg-Taleex oo Tababar loo Soo xidha

Waxaa Si rasmi ah loo Soo gaba Gabeeyey Tababar Mudo 4 Maalmood ah u Socdey Shaqaalaha Dowlada Hoose ee degmada Taleex,tababarkaasi oo la xidhiidhey Aqoonta Shaqaalaha Dowlada Hoose sidii kor loogu soo qaadi lahaa Looguna Bari lahaa Xirfada Shaqo ee Dowlada Hoose
Daawo Video

Halkan Si,aad Udaawato Video-ga Tababarka

 

Maxamed Cismaan Cabdinuur

Taleex/Sool

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “DAAWO+VIDEO:-Shaqaalaha Dowladda Hoose ee Deg-Taleex oo Tababar loo Soo xidha”

  1. mohamed abdul
    September 7, 2012 - 12:53 pm

    anigoo ku hadlaya afka ururka magaciisu yahay ( SoDeSCo) ama midawga ardayda daraawiishta ee waxkabarata dalka sudan waxaan hanbalyo udirayaa maamulka khaatumo state of somalia horumarka ayka wadaan degmooyinka kala duwan ee maamulku ka taliyo . waxaanu maamulka leenahay halkaa kasii wad .jiroo joog cadawgaagana ale ha jabiyo aamiin aamiin

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM