afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:01 am | Posted by

Daawo+Video:-Sida ay ula Wareegeen Ciidamada Dawlada Somaliya Iyo Amison

Magaalada Marka oo ka mid ahayd magaalooyinka ay gacanta ku hayeen Al-Shabaab ayaa waxa dhowaan la wareegay Ciidamada dowlada oo ay kabayaan ciidamada Nabad ilaalinta Amison. Lawareegida Magaalada Marka ayaan sababin khasaaro badan kadib markii Kooxda Al-shabaab ay faaruqiyeen Degaankaas.

Halkan Riix Si,aad Udaawato Qabashada Marka 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM