afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:51 pm | Posted by

DegDeg:-Liiska Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya(Akhriso)

Guddiga Doorashada ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigey liiska kama danbeysta ah ee u tartami doona xilka Mdaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaliya maalinta Isniinta ah.

Liiska ayaa ka kooban 25 Musharax oo buuxiyey dhamaan shuruudihii loo bahnaa, waxaana maantey ay ahayd maalintii u danbeysey ee Musharixiintu soo gudbiyaan codsiyadooda, waa tiradii u badneyd ee baid u tartanta xilka Madaxweynaha, iyada oo shuruuduhu ay ka adagyihiin kuwii hore. hoos ka akhriso magacyadooda anaga oo u kala hormariney Xarafka ay ka bilowdaan.

  1. Axmed Ismaaciil Samatar
  2. Bashiir Nuur Xasan Bidaar
  3. Cabdilqaadir Cosoble Cali
  4. Cabdiraxmaan Cabdi Xaashi
  5. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
  6. Cabdiraxmaan Macalin Baadiyow
  7. Cabdiwaaxid Cilmi Cumar “Goonjeex”
  8. Cabdiweli Maxamed Cali
  9. Cabdullaahi Axmed Caddow
  10. Cumar Salaad Cilmi
  11. Cusmaan Maxamed Gacal
  12. Ibraahim Cali Xuseen
  13. Maslax Maxamed Siyaad Barre
  14. Maxamed Axmed Saalax
  15. Maxamed Cabdiweli Sheekh Yuusuf
  16. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
  17. Maxamed Cabdullaahi Oomaar
  18. Maxamed Ismaaciil Yaasiin
  19. Salaad Cali Jeelle
  20. Shariif Sheekh Axmed
  21. Siciid Ciise Maxamuud
  22. Xasan Sheekh Maxamuud
  23. Xuseen Khaliif Jaamac
  24. Yuusuf Garaad Cumar
  25. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

2 Comments for “DegDeg:-Liiska Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya(Akhriso)”

  1. Gacmadheere
    September 6, 2012 - 4:57 pm

    Allaah waxaan ka barayayaa inuu nooga dhex dooro kii dalkiisa anfacaya iyo diintiisa 25 kaas nin. Doorashadan Allow mid ammaan iyo habsami kusoo dhammaata nooga dhig.

    Reply
  2. Sanaag girl
    September 6, 2012 - 9:47 pm

    AAMIIN”………yaa rabi

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM